Wararkii Ugu Dambeeyay doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo Ciidamada dowlada oo …

Waxaa beri oo axad ah lagu wadaa in magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ka dhacdo doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa oo horey dib loogu dhigay. Guddiga qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay in beri dhaceyso doorashada Madaxweynaha Galmudug, waxaana doorashada isku diiwaan galiyay ilaa 9-musharax oo u taagan xilka Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa. Doorashada … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo Ciidamada dowlada oo …